Monday, June 23, 2025

Guddoomiyaha G/Banaadir: “Maamulka awood uma laha wax ka qabashada qasaaraha Roobabka..”

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa  in roobabkii xalay da’ay ay geesteen waxyeelo geysteen.

Wuxuu sheegay in dad ku dhinteen roobabka, isla markaana burbur uu geystay, isla markaana maamulka Gobolka Banaadir aanu keligiis awood u lahayn inuu wax ka qabto qasaaraha ay keeneen roobabka.

Guddoomiye Taabit ayaa sheegay in maamulkiisa ay ku dadaali doonaan taageerada dadka ku waxeeloobay roobabka, wuxuna shacabka iyo ganacsatada ugu baaqay inay taageeraan sidii walaalahooda dhibaateysan.

Dad barakacayaal ah ayaa ku dhintay degmooyinka Gobolka banaadir , waxaana ku burburay guryo iyo wadooyin roobab waaweyn oo Muqdisho xalay ka da’ay. Jidadka qaarkood ayaa xirmay kadib biyo badan oo degay, taasoo ay ugu wacan tahay nidaamka bullaacadaha magaalada oo aan shaqeyn.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON