Sunday, June 22, 2025

Guddoomiyaha G/Banaadir oo kashifay sababta uu u dalbaday Dakhliga kordhinta 25% [Akhriso]

Guddoomiyaha Gobolka Banaadira ayaa ka codsaday xukuumadda Soomaaliya in la kordhiyo qoondada Gobolka ee ilaha dhaqaalaha magaalada Muqdisho.

Isagoo maanta ka hadlayay kulankii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayuu Taabit Cabdi Axmed u sheegay in adeegada gobolka u hayo dadka ku nool oo Soomaalida ka ah rubuc ay ua baahan yihiin kharash dheeraad ah.

“15% kaliya ayaa Dakhliga Dekedda Xamar laga siiyaa G/Benaadir. Si loo horumariyo adeegyada waxaan codsanay kordhin qoondo si ay u noqoto 25%..” ayuu yiri Mudane Taabit oo xukuumadda oo faafhaahin ka bixiyay sababta uu u dalbaday in la kordhiyo qoondada Gobolka.

Ad

Ma aha markii ugu horeysay ee Gobolka Banaadir codsado qoondada laga siiyo dakhliga Dekadda Muqdisho oo ah tan kaliya ee dowladda Federaalka ay maamusho si toos ahna u qaadato dhaqaalaha kasoo xerooda.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON