Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, aha duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa farriin adag iyo baaq u diray dowladda cusub ee Soomaaliya iyo Madaxweynaha la doortay Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Isagoo dadweyne fara badan kula hadalyay Daljirka Dahsoon ayuu sheegay ka codsaday Madaxda cusub ee dalka iyo Madaxweyne Famaajo inay caddeeyaan Maqaamka gobolka Banaadir.
Wuxuu kaloo sheegay inaysan ka daali doonin raadinta xuquuqda siyaasiga ah ee Gobolka Banadir, isagoo caddeeyay in Banaadir isku filan tahay.
DHAGEYSO GUDDOOMIYE BOORSAANI
Goobjooge.com