Thursday, June 26, 2025

Guddoomiyaha Hiiraan: “Amar ayaan ka heystaa madaxda sare inaan xerada Daraaawiishta dhiso..” JAWAAB KULUL

DHAGEYSO CODKA GUDDOOMIYAHA GOBOLKA HIIRAAN

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax ayaa jawaab ka bixiyay eedeymaha loo jeediyay ee ah inuu iibsaday xeradii Daraawiishta ee magaalada Beledweyne, isagoo sheegay inuu isagu wakiil ka yahay madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha oo amarradooda uu fuliyay.

Wuxuu faahfaahin ka bixiyay xerada Darwiishta taariikhdii ay soo martay iyo iskuulka ku dhex yaalla oo marka soo dhigtay, marna uu macalin ka ahaa.

Wuxuu caddeeyay inuu heysto amar ah in xerada lagu bedelayo oo ka yimid madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha, iyo weliba wasaaradda amniga, wuxuuna sheegay in la dhisayo dhulkaasi looguna magac darayo Cumar Xaashi Aadan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON