Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Sheekh Axmed Cabdulaahi Xuseen(Fanax) ayaa kasoo qaxay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee maamulkiisa.
War-Saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiya Sheekh Fanax ayuu ku sheegay in Maxkamada Sare ee Koofur Galbeed ay xaalad ammaandarro ku qabsadeen magaalada Baydhaba, isagoo sheegay inuu ku shaqeyn doono Gobolka Sh/hoose.
Akhriso War-Saxaafadeedka