Sunday, July 13, 2025

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo shaqada ka fariisiyay 18 Garsoore Maxkamadeed [Akhriso]

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa shaqo joojin ku sameeyay garsoorayaal ka tirsan Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Amarkan oo wareegto lag soo saaray ayaa shaqada looga jooiyay 18 Garsoore oo ka hawlgeli jiray Maxkamadaha Gobolka Banaadir iyo degmooyinka, iyadoo tallaabadan loo cuskaday dib u habeynta garsoorka dalka.

Xubnaha shaqada laga joojiyay waxay kala yihiin:

1- Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir

2- Guddoomiyaha Maxkamadaha Degmada Cabdicasiis

3- Guddoomiyaha Maxkamadaha Xamar Jajab

4- Guddoomiyaha Maxkamadaha Shangaani,

5- Guddoomiyaha Maxkamadaha Dharkeynley

6- Guddoomiyaha Maxkamadaha Xamarweyne

7- Guddoomiyaha Maxkamadaha Dayniile

8- Guddoomiyaha Maxkamadaha Yaaqshid

9- 3 Garsoore oo ka hawl gala Maxkamadda Gobolka.

10- 3 Garsoore oo ka tirsan Maxkamadda Racfaanka Gobolka,

11- Iyo garsoorayaal ka tisan maxkamadaha degmooyinka

Tallaabadan uu qaaday Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa qeyb ka ah ballanqaadkii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee ahaa in dib u habayn lagu sameeyo nidaamka Garsoorka dalka, kaasoo u muuqda inaan waxba laga qaban.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON