Wednesday, June 25, 2025

Guddoomiyaha Xisbiga WADANI oo shaaciyey inay kalsoonidii kala laabteen Guddiga Doorashada Somaliland [DAAWO]

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah WADANI ee Somaliland C/raxmaan Cirro ayaa maanta shaaciyey in xisbigiisa  uu kalsoonidii kala noqday Guddiga Doorashada Somaliland ayna dalbadeen in la kala diro.

Shir jaraa’id oo uu magaalada Hargeysa ku qabay C/raxmaan Cirro ayuu ku sheegay inay madaxweynaha Somaliland u gudbiyeen qoraal xisbiga Wadani ku faafaahiyey khaladaadkii ka dhacay doorashadii madaxweynaha Somaliland, taasoo ay sharci darro ku tilmaameen balse ay natiijada u aqbaleen danta Somaliland.

HOOS KA DAAWO SHIRKA JARAA’ID

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON