Tuesday, June 24, 2025

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Maxkamadda Sare ee Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa guddoomiye cusub u magacaabayMaxkamadda Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha cusub ee Maxkmadda Gobolka Banaadir ayaa si Kumeelgaar ah xilka u sii heynaya, waxaana lagu magacaabaa Dr. Aweys Sheekh C/llaahi Weheliye.

IIdleDhowaan ayuu Guddoomiyaha Maxkamadda Sare shaqada ka Joojiyay Guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur oo lagu soo eedeeyay howl gudasho la’aan. Waxaa kaloo shaqada laga joojiyay in ku dhow 30 Garsoorayaal.

Qeylo dhaan badan ayaa kasoo yeereysa sharci yaqaano iyo shaqaalaha Garsoorka oo ku doodaya inay sharci darro tahay tallaabada uu ku kacayo Guddoomiyaha Maxkamadda sare, iyadoo ay hore u jirtay wareegto madaxweynaha Xasan Sheekh ku joojiyay magacaabidda xilal cusub iyo dalacsiin xilliga kala guurka ah.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON