Sunday, July 13, 2025

Guddoomiye Gacal & Saraakiisha AMISOM oo ka wadahadlay Amniga Dhuusamareeb & Ahlu suna oo wada..

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal uua kulan la yeeshay Saraakiil ka socotay Ciidamada Amisom oo maant tegay magaaladaasi.

Kulanka looga hadaly sidii loo xoojin lahaa Amniga Caasimadda Galmudug, gaar ahaan Amniga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka oo lagu wado inay dhacaan aakhirka bishan.

Saraakiisha AMISOM Guddoomiye Gacal ka dhageystay baahida dhinaca Amniga iyo kaalinta AMISOM ka qaadan karta, waxaana Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ay la howgalaan ciidamada dowladda Soomaaliya.

Arrintan ayaa soo baxeysa iyadoo magaalada laga dareemayo abaabul ay wado kooxda Ahlu suna oo la sheegay inay dooneyso furitanka shir iyo Doorasho barbar socota tan Baarlamaanka Galmudug.

Image may contain: one or more people
Image may contain: 1 person, indoor
Image may contain: one or more people

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON