Wednesday, June 25, 2025

Guddoomiye Jawaari oo khubad Dardaaran & Cafis ah u jeediyay Xildhibaanada [DHAGEYSO]

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa khudbad dardaaran iyo cafis dalbasho ah maanta u jeediyay xildhibaanada Baarlamaanka oo xilligii sharciga ahaa ee xilka uga ekaa maanta.

Prof. Jawaari ayaa ka codsaday xildhibaanada Baarlamaanka inay iska cafiyaan haddii ay dhacday intii ay wada shaqeynayeen inay wax khaladaad ah ka dhaceen. Wuxuu dhammaan ka codsaday xildhibaanada inay dhexdooda is cafiyaan.

Gudoomiye Jawaari ayaa sheegay in afartii sano oo ay soo wada shaqeeyeen Xildhibaanada ay wax badan qabteen, wuxuuna ka hadlay xaaladda kala guurka ee dalku marayo.

Dhageyso Codka Jawaari

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON