Tuesday, July 15, 2025

Guddoomiye Jawaari oo War Cad kasoo saaray Mooshinka kalsooni kala noqoshada ee laga keenay [Dhageyso]

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka hadlay Mooshin laga keenay isaga, wuxuuna shaaciyey inuu jabay mooshinka.

Wuxuu sheegay in mooshinka laga keenay uu ahaa dimoqraadiyad, isla markaana anau keenin wax niyad xumo ah, howshii Baarlamaankana ay si rasmi ah u bilaaban doonto maalinta Sabtiada.

“Dhammaan xildhibaannada waa mahadsan yihiin, mooshinkii sidaas ayuu ku buray, waxaan codsanayaa dhammaan xildhibaannada Golaha shacabka inay ilaaliyaan midnimada golaha shacabka. mooshinka halkaas ayuu ku buray, waa dimoqraadiyad yaan la isku xumaanin..” ayuu yiri Guddoomiye Jawaari.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON