Monday, July 14, 2025

Guddoomiye ku xigeenada & Xoghayaha Guud ee G/Banaadir oo la magacaabay [Akhriso Magacyada]

Waxaa goor dhow lagu dhawaaqay guddoomiye ku xigeenada cusub iyo xoghayaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa Magacaabay Guddoomiye ku xigeennadiisa iyo xog-hayaha Gobolka Banaadir, kadib markii laba toddobaad uu xilkan la wareegay.

Guddoomiye kuxigeenada iyo Xoghayaha Guud ee loo magacaabay maamulka G/Banaadir waxay kala yihiin:

1- Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Siyaasada iyo Amniga waxaa loo Magacaabay: Mudane Saalax Sheekh Maxamed

2- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Maamulka iyo Maaliyadda waxaa lo magacaabay Muluuka Dheere Sheekh C/qaadir.

3- Gudoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Arimaha Bulshadda waxaa lo magacaabay: Mudane C/llaahi Cimi Ereg.

4- Gudoomiye Ku xigeenka afraad ee Howlaha Guud waxaa loo magacaabay: Aadan Sheekh Cali Fiidow

5- Xoghayaha Guud ee Maamulka G/Banaadir waxaa loo magacaabay: Subeyda Maxamed Mukhtaar.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON