Friday, June 27, 2025

Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug ee kacdoonka wada ee Cadaado oo dalbaday Ciidamo AMISOM ah [Akhri Qoraal]

Xaaladda siyaasadeed ee maamul Goboleedka Galmudug ayaa kacsan iyadoo qeyb ka mida Baarlamaanka maamulkaasi ay wadaan mooshino xilka looga qaadayo madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa hogaaminaya kacdoonka siyaasadeed ee ka taagan Cadaado, waxaana laga cabsi qabaa in ciidamada ay farageliyaan oo joojiyaan kulamada xildhibaanada qaarkood ku leeyihiin Cadaado.

Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Mudane Xareed ayaa Qoraal codsi ah u diray Madaxda Midowga Afrika ee Soomaaliya, isagoo ka codsanaya in ciidamada AMISOM ee ku sugan Cadaado ay ilaaliyaan ammaanka xarunta Baarlamaanka Galmudug ku shirayo.

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed

Qoraalka oo afka Ingiriiska ku qornaa ayuu Guddoomiye ku xigeenku sheegay inay ka war heleen in qas-wadayaal ay doonayaan inay carqaladeeyaan fadhiyada baarlamaanka Galmduug.

HOOS KA AKHRI QORAALKA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON