Sunday, June 22, 2025

Guddoomiye ku xigeenka ugu awoodda badan Maamulka G/Banaadir oo amar soo saartay

Gudoomiye ku xigeenka dhanka maamulka iyo Maaliyadda maamulka gobolka Banaadir oo Maluuka Sheekh C/qaadir ayaa soo saartay amar ku socda ganacstada iyo dadka Muqdisho. 

Maluuka Dheere Sheekh Cabdulqaadir oo lagu tilmaamo kusimaha joogtada ah ee guddomiyaha iyo ku xigeenka idman ee ugu awoodda badan guddoomiye ku xigeenada maamulka G/Banaadir ayaa sheegtay in bisha September la bilaabayo ganaax lagu soo rogo dadka goobaheeda Ganacsiga lagu helo Qashin.

Waxay dadka kunool Magaalada Muqdisho ka codsatay inay ka shaqeeyaan bilicda Magaalada Caasimadda ah, hay’addaha kala duwan ee dowladdana laga doonaayo in ay dulqaataan xilliyadda Ololaha Nadaafadda laga waddo Muqdisho.

Ad

DHAGEYSO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON