Thursday, July 17, 2025

Guddoomiye ku xigeenkii Baarlamaanka oo ku sigtay in looga adkaado Kursiga Beeshiisa

Guddoomiye ku xigeenka koowaad Baarlamaanka Federaalka waqtigiisu dhammaaday Jeylaani Nuur Iikar ayaa si dirqi ah ku difaacday kursigiisa.

Doorasho adag oo maanta ka dhacday Muqdisho waxaa ku loolamay Jeylaani Nuur Iikar oo ku guuleystau helay 28 cod, halka Musharaxii la tartamayay C/casiis Cusmaan uu isna helay 23 cod.

jeylaniOlole loga soo horjeeday Jeylaani inuu kusoo laabto Baarlamaanka ayaa si weyn uga dhex soday beesha Shaanshi ee Banaadiriga oo Odayga ku eedeysay inuu waxqabad la’aan ahaa intii uu xilka hayay labadii dowladood ee Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh, iyadoo wallaalkiisa guddoomiye ku xigeen ka yahay Gobolka Banaadir muddo dheer.

Jeylaani ayaa la sheegay inuu ka fakaday siriq ay u dhigeen odayaasha dhaqanka beeshiisa, waxayna  ahayd markii ugu horeysay ee loolan adag la geliyo.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON