Friday, July 11, 2025

Guddoomiye Mursal oo Amar ku bixiyey in Warbaahinta laga joojiyo tebinta kulanka Amniga..

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa xildhibaannada Golaha Shacabka u sheegay in maalinta Sabtida ee 6-da April laga doodi doono arrimha Amniga dalka, siiba caasimadda oo ay soo jeediyeen 17 xildhibaan.

Hadal uu maanta ka jeediyey kulanka Baarlamaanka oo furmay kadib laba jeer oo kooram la’aan loo hakiyey ayuu guddoomiye Mursal sheegay in Warbaahinta aysan ka qeyb geli doonin kulanka Sabtida ee looga doodayo arrimaha Amniga dalka, isagoo aan sheegin wax sabab ah.

Guddoonka Golaha shacabka oo lagu eedeeyo inay u janjeeraan xukuumadda ayaa haddana isku dayaya inay shacabka ka hos istaagaan ogaanshaha dooda xildhibaannada ee arrimaha amniga oo ah dhibaatada ugu weyn ee heysata xukuumadda Xasan Cali Kheyre.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON