Thursday, June 26, 2025

Gudoomiye Mursal oo kulan lagu mideynayo u qabtay xildhibaanada & Wasiirada Digil & Mirifle [Maxaa looga hadlay?]

Gudddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kulan qado ah hoygiisa ugu sameeyay Xildhibaanada barlamanka federaalka iyo wasiirada ka soo jeeda koonfur galbeed Soomaaliya.

Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa sidii loo mideyn lahaa xildhibaannada iyo madaxda kasoo jeeda K/Galbeed ee Soomaaliya ee dowladda Federaalka ugu jirta oo kala aragti duwan iyo khilaaf u dhaxeeyay, ayna uga tashan lahaayeen xuquuqda uga maqan dowladda Federaalka.

Waxaa kulanka kasoo muuqday Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, waxaana xubnahaasi oo gaarayay 40 ay kulanka uga tashadeen xaaladda degaanada Koonfur Galbeed, siyaasadda dalku marayo iyo
sidii ay u heli lahaayeen xuquuqda uga maqan dowladda Federaalka/

Image may contain: 28 people, people smiling, people standing

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON