Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa soo magacaabay Gudi loo xil-saaray inay warbixin dhameystiran ka keenaan saameynta cudurka Coronavirus uu ku yeeshay dalka.
Guidigan oo ka kooban 9 xildhibaan ayaa laga rabaa Xog u ruurin, wareysiga hey’adaha iyo qeybaha kala duwan ee dadka ay khuseyso arintani illaa intii suurtagal ah ee laga gaari karo iyo Diyaarinta warbixin dhameystiran oo ku aadan natiijada ka soo baxda xog u uruurinta iyo talo soo jeedinta guddiga.
HOOS KA AKHRISO

