Sunday, October 25, 2020
More

    Guddoomiye Mursal oo Mooshinkii Gobolka Gedo u bedelay Qoraal loo qorayo Xukuumadda xilka sii heysa

    Mooshin ay labada Aqal ee Baarlamaanka hor geeyeen 11 xildhibaan oo ku saabsan xaalada Gobolka Gedo iyo xasuuqa ay ka wadaan ciidamada dalka Kenya ayuu Guddoomiyaha Gobolka Shacabka u bedelay si aan la fileyn.

    Kadib Mooshinka, waxaa Baarlamaanka ka hadlay xildhibaan Cabdi Cali oo soo jeediyey inay mooshinka u keeneen in lafa hadlo, lana cambaareeyo falalka ciidamada Kenya ka wadaan Gobolka Gedo loona yeero Wasiirka Arrimaha dibadda.

    Ad

    Guddoonka Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh hadalkii qaatay isagoo sheegay in arintan ay u baahan tahay baaritaan iyo hubin, loona yeeri doono Xukuumadda iyo cidda ay quseyso oo ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda, ayna ka xun yihiin waxa ka dhacaya Gobolka Gedo.

    Guddoomiye Mursal ayaa sidaasi uga gudbay mooshinkii xaaladda Gobolka Gedo, waxaana la guda galay heshiiska Doorashada, iyadoo aan wax qaraar ah laga soo saarin Arrinta ka taagan Gobolka Gedo.

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh

    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    148,683FansLike
    2,064FollowersFollow
    5,657FollowersFollow
    148,683FansLike
    2,064FollowersFollow
    5,657FollowersFollow

    TOP NEWS

    Jid muddo Sanado ah u xirnaa Safaarado oo la bilaabay in Dhagxaanta iyo Shubka laga qaado

    Jid muhiim ah oo muddo sanado ah u xirnaa safaarado kala duwan ayaa waxaa hadda socda howl adag oo dhagxaanta looga qaadayo.

    Ra’iisal Wasaare Rooble oo magacii ka bedelay xilliga ‘Kala-guurka’ ee xukuumadiisu kusoo beegantay

    Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magaca ka bedeley waqtiga 'KALA GURKA' ah ee ay xukuumadiisa kusoo beegantay, iyadoo dalku doorasho gelayo mudaddii...

    Xukuumaddii ugu waqtiga yareyd ee Ra’iisal wasaare Rooble oo la ansixiyey iyo Wasiirada oo la dhaariyey

    Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta codka kalsoonida siyey Xukuumadda cusub ee Soomaaliya iyo Barnaamijkeeda. Golaha wasiirada...

    Ganaax lagu riday Haweeney ah Xeer ilaaliye ku-xigeen oo khilaaf ka dhaliyay Hay’adaha Garsoorka (Akhriso)

    Waxaa soo shaac baxay khilaaf u dhaxeeya Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo xafiiska Xeer ilaalinta Guud kadib markii ganaax lagu riday haweeney ah...

    Kulan magaalada Nairobi ku dhex maray Xasan Cali Kheyre iyo Sheekh Shariif iyo Arrimaha looga hadlay

    Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Ra'iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya uu magaalada Nairobi kula kulmay Madaxweynhii hore Shariif Sheekh...

    Weriye C/llaahi Kulmiye: “Nabadsugidda iyo ciidamada Ra’iisal wasaare Rooble ayaa isoo weerarray..”

    Weriye C/llaahi Kulmiye Caddow oo maanta laga sii daayey xabsiga Godka Jilacow oo uu muddo 5 maalin ku dhowaad ah ku jiray...

    Maxay isku seegeen Wasiir Maareeye iyo Madaxweyne Farmaajo..? (Qaabkii looga reebay Golaha Wasiirada)

    Wasiirada sida lama filaanka ah laga reebay Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble waxaa ka mida Wasiirkii Warfaafinta Maxamed Cabdi...

    WARARKA UGU SHIDAN

    error: Content is protected !!