Wednesday, June 25, 2025

Guddoomiyihii Barlamanka Hirshabeelle oo shaqadii laga joojiyay & Mooshin laga keenay Madaxweynaha [Akhriso]

Guddoomiyaha ayaa shaqadii ka joojiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Cismaan Barre Maxamed oo mooshin laga keenay.

Kulan ay maanta magaalada Jowhar ku yeeseen Xildhibaannada Maamulka Hirshabeelle  ayaa looga hadlay Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Maamulkaas Cali Cabdullahi, laakiin xaaladda aya isbedeshay kadib markii muran iyo buuq uu hareeyay kulanka.

Xildhibaanada Hirshabeelle ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle inuu difaac u yahay madaxweynaha, waxana 39 ka mida xildhibaanada ay u codeeyeen oo saxiixeen in shaqada laga joojiyo Guddoomiyaha baarlamaanka Cismaan Barre.

Kulankii xildhibaannada ayaa ku furmay 47 Mudane, waxayna 39 ka mida  ay isku raaceen inay shaqada ka joojiyaan Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyadoo loo baahnaa codad dhan 36.

Waxaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay xildhibaanada u fariistaan mooshinka looga horjeedo madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble oo dhinaciisa shir uu guddominayay uu ka dhacay

http://baahin.net/wp-content/uploads/2017/06/

http://baahin.net/wp-content/uploads/2017/06/

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON