Friday, June 27, 2025

Guddoomiyihii degmada Buurhakaba oo Qarax lagu dhaawacay

Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay qarax lala beegsaday Guddoomiyaha degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay oo la sheegay inuu dhaawac soo gaaray.

Wararka laga helayo Degmada Buurhakaba ayaa sheegaya in Qarax ka dhacay degmada lagu dhaawacay Guddoomiyaha Degmada Buur-hakaba Maxamed Cabdi Maxamed.

Dhaawaca ayaa la sheegay inuu guddoomiyaha ka soo gaaray qeybta dambe ee jirkiisa, waxaana  dhaawaca Guddoomiyaha  Buurhakaba la dhigay Isbitaalka AMISOM ee Buur-hakaba.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON