Wednesday, July 16, 2025

Guddoomiyihii Gobolka Galgaduud oo xilkii laga qaaday & Wareegto cusub

Madaxweynaha Galmudug ee qaar ka mida xildhibaanada maamulkiisa ay xilkii ka qaadeen ayaa qaaday tallaabadii ugu horeysay ee xaalad degdeg ah oo uu ku soo rogay Galmudug.

Wareegto kasoo baxday xafiiska C/kariin Guuleed ayaa xilkii looga qaaday Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye Cirfo, iyadoo xilkaasi loo magacaabay Magacaabay  Maxamed Sheekh Cali Cilmi.

HOOS KA AKHRISO  WAREEGTADA.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON