Guddoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
Guddoomiye Taabit ayaa waxaa magaalada Istanbuul ku soo dhoweeyay qaar ka mida jaaliaydda Soomaaliyeed, isagoo ka duulay magaalada Nairobi, waxaana la filayaa inuu booqdo bukaano Soomaaliyeed oo arrimo caafimaad u jooga Turkiga, kuwaasoo isagu damaanad qaaday kharashka ku baxay.
SAWIRRO