Sunday, July 13, 2025

Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo la doortay (Magacyada & xafladii dhaarinta)

Waxaa soo gabagaboobay doorashadii Guddoonka Baarlamaanka maamulka cusub ee Galmudug, waxayna xubnaha loo doortay xilka guddoonka Baarlamaanka Galmudug ay kala yihiin:

dhaarin
Dhaahrintii Guddoonka la doortay ee Baarlamaanka Galmudug

Guddoomiyaha Baarlamaanka: Cali Gacal Casir

Guddoomiye ku ku xigeenka koowaad: Xareed Cali Xareed

Guddoomiye ku xigeenka labaad  Maxamed Maalin.

 

Saddexda nin ee guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa loo dhaariyay xilka, waxayna guddoomin doonaan baarlamaan ka kooban 89 xubnood iyagoo xilka kala wareegay guddigii farsamada iyo hay’adihii kale ee dowladda Federaalka oo howshaas muddo dheer soo waday.

Baarlamaanka Galmudug ayaa la qorsheeyay inuu  4-ta July doorto madaxweyne iyo ku xigeen uu yeesho maamulkaasi, halkaasi oo maamulkaasi ku dhameystirmi doono.

Goobj

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON