Thursday, June 26, 2025

Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta la dooranayo & Prof. Jawaari oo tegaya Jowhar

Wararka laga heleyo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in halkaasi maanta laga sugayo wafdi uu horkacayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Wafdiga Guddoomiya Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan 9Jawaari) ayaa maanta ka qeyb galaya  doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka mamaulka cusub ee HirShabeelle oo maanta ka dhaceysa magaalada Jowhar.

Qabqaaabo weyn oo lagu soo dhoweynayo Wafdiga Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ka socota magaalada Jowhar, waxaana xalay xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ay dhageysteen khudbadaha saddex musharax  oo u taagan guddoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi.

Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in  doorashda guddoonka Baarlamaanka kadib la gudageli doono doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabeelle oo la qorsheeyay inay dhacdo Sabtida 15-ka Bishan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON