Tuesday, July 8, 2025

Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Jubba oo la doortay (Magacyadooda)

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka kumeel-gaarka ah ee maamulka Jubba ayaa maanta yeeshay kulan ay ku dooranayeen Guddoonka Baarlamaan goboleedkaasi oo muran badan ka taagan yahay (Guddoomiye iyo laba ku-xigeen).

Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubba waxaa isu sharxay afr musharax oo kala ahaa:

gudomiye

[ad name=”HTML-1″]

  1. Axmed Cabdi Qaasin
  2. Fiilow Isaaq Ibraahin
  3. Sheekh Cabdi Maxamed
  4. Maxamed Cali Yuusuf

Doorashada oo ahyad mid  qarsoodi ah, waxaa ugu danbeyn  ku guuleystay xilka guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka kumeel-gaarka ah ee maamulka Jubba ninka lagu magacaabo Cabdi Maxamed Cabdirahmaan, oo ka soo jeeda beelaha Digil & Mirifle.

Waxaa guddoomiye kuxigeen 1–ad loo  doortay Aadan Khaliif Xaaji Yuusuf oo kasoo jeeda beelaha Harti/Kablalax

Sidoo kale waxaa guddooniye ku xigeenka 2aad loo doortey Cabdi Baaley Xuseen oo  ka soo jeeda Hawiye/Gaaljecel

Waxaa goobta ka hadlay  hogaamiyaha maamulka Jubba Axmed Madoobe oo ku bogaadiyay Baarlamaanka Juba ee KMG ah sidii ay ugu guuleysteen inay doortaan hogaankooda.

 

Goobjooge.com

[ad name=”HTML”]

[ad name=”HTML-6″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON