Wednesday, June 25, 2025

Guddoonka Baarlamaanka oo diiday codsigii Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa diiday  in muddo laba bilood ah lagu kordhiyo xilliga ay dhacayso doorashada sannadkan 2016-ka, taasoo ahayd codsi R’iisal wasaare Cumar C/rashiid hor dhigay Baarlamaanka.

Khudbadii uu dhowaan Ra’iisal wasaaraha ka jeediyay Baarlamaanka iyadoo Guddoonka Baarlamanka ay gaashaanka ku dhufteen inay arrintan keeni  cillado iyo dastuuri ah, waxayna dib ugu celiyeen xukuumadda Cumar C/rashiid.

Xildhibanaada Baarlamaanka ayaa Isniinta bilaabaya dood ku saabsan qodobada heshiiska Madasha Qaran ee qaabka doorashada 2016., waxaana jira qodobo fara badan oo ay diidan yihiin xildhibaanada.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON