Wednesday, June 25, 2025

Guddoonka Golaha Baarlamaanka oo Qaraar adag ka soo saaray fadhiyadii Baarlamaanka ee xaaladda Ammaanka dalka [DAAWO OO AKHRISO]

Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa  soo saaray qaraar ku saabsan natiijada fadhiyadii  albaabada u xirnaayeen ee uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka yeeshay xaaladda ammaanka dhammaadkii Kalfadhigii 7-aad,  xiligaasi oo ay Baarlamaanka hor yimaadeen mas’uuliyiinta iyo saraakiisha ammaanka oo uu hogaaminayey Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.

Qaraarkan waxaa warbaahinta u akhriyey kusimaha Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad.

QARAARKA OO DHAN HALKAN KA FURO

 

QARAARKA HOOS KA AKHRISO

[pdf-embedder url=”http://goobjooge.com/wp-content/uploads/2016/03/Qaraarka-Amniga-GSH-28-16.pdf”]


HOOS KA DAAWO

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON