Wednesday, June 25, 2025

Guddooomiyaha Baarlamaanka oo muddo 30 maalmood ah u qabtay Xukuumadda Soomaaliya

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari)  ayaa Xukumadda Soomaaliya amar ku siiyay in muddo Sodon maalmood ah ay ugu soo gudbiso Sharciga Asxaabta Siyaasadeed ee Dalka ka jira.

Kusime-jawari

Isagoo ka hadlayay kulankii shalay ee Baarlamaanka ayuu  Prof. Jawaari sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya uu xukuumadda ka dalbaday la bilood ka  inay wadatashi la sameeyaan Haweenka, Dhalinyarada, Culimada iyo Ururada Siyaasadeed ee Dalka ka jira.

Guddoomiye Jawaari ayaa ku socda qorshe degdegsan iyadoo hore Baarlamaanku uga gaabiyay sharciyadii la doonayay in la ansixiyo ayaa waxaa hadda muuqda in wax waliba degdeg lagu qaban doono.

Xisbiyo siyaasadeed fara badan ayaa dalka ka dhismaya iyadoo aanu jirin sharci kala hagaya xisbiyadaasi, isla markaana hiigsiga cusub lagu sii dhowaanayo.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON