Monday, July 14, 2025

Gudoomiyihii Hay’adda Qaxootiga oo xilka laga qaaday & Magacyada xubnaha cusub ee la magacaabay

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay magacaabista maamulka cusub Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihii Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Amina Saciid Cali, wuxuuna soo magacaabay Gudoomiye Cusub iyo laba ku xigeen, kuwaas oo kala ah:

1- Safiya Xasan Maxamed- Guddoomiye

2- Cabdullahi Aadan Cabdi, Guddoomiye kuxigeenka 1-aad

3- Maxamed Cabdullahi Salaad, ku xigeenka 2-aad

Magacaabiddan ayaa qeyb ka ah isbedelka sanad kadib dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh ku sameyneyso hay’adha dowladda federaalka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON