Thursday, June 26, 2025

Guri muddo 30 sano looga heystay Qoyskii lahaa magaalada Muqdisho oo Dib loogu wareejiyay

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta dib ugu wareejiyey Guri uu lahaa muwaadin Soomaaliyeed oo muddo 30 sano ah laga heystay Hoygiisa.

Gurigan oo ku yaalla degmada Karaan ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu wareejiyay wakiilka milkiilaha guriga, kadib markii ay wareejiyeen qoyskii deganaa mudadda dheer oo maamulka Gobolka Banaadir uu ka saaray markii ay is fahmi waayeen dadkii Guriga lahaa iyo Qoyskii mudadda dheer deganaa ee heystay Guriga.

Milkiilaha Guriga Safiyo Sadiiq Sheekh Axmed ayaa dib loogu wareejiyey Guriga, iyadoo ay wakiil ka ahaayeen Sheekh Abuubakar iyo Cumar Rimaax; waxayna Qoyska Guriga deganaa ay caddeeyeen inay raali ka yihiin wareejinta Guriga, ayna cafis weydiisanayaan intii ay ku dhaqmayeen.

Image may contain: one or more people, car and outdoor
Image may contain: 7 people, people standing

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON