Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Dr. Nuur Jimcaale Faarax ayaa sharci darro ku tilmaamay Teesaraha Minishiibiyo ee dhowaan ay soo rogeen maamulka Gobolka Banaadir.
Wuxuu sheegay in Kaarka Aqoonsiga ay hore isugu dayeen maamulkii Gobolka Banaadir ee Tarsan hogaaminayay ayna ka hor yimaadeen isaga iyo Baarlamaanka oo al joojiyay, midka cusubna uu yahay noocaas oo akle oo lagu doonayo in hantida dadka looga qaato.
Wareysi siiyay Tv-ga Horn Cable ayuu arrintan ka dhawaajiyay hanti dhowraha oo hore sidoo kale sharci darro ugu tilmaamay canshuuraha Guryaha Muqdisho, balse kadib lagu arkay xaflad maamulka Gobolka Banaadir ku soo bandhigay lacagahaasi
HOOS KA DAAWO
https://youtu.be/OTQC8uCZAdE?t=43s