Tuesday, July 1, 2025

Haweenay ay Somaliland u xirtay Calanka Somaliya oo shaqo laga siiyey Wasaaradda Warfaafinta

Haweeney kasoo jeeda magaalada Boorame oo muddo laba jeer ay maamulka Somaliland u xireen Calanka Soomaaliya oo ay mar ku lebisatay, mar kalena gogol ka dhigatay ayaa xil looga magacaabay Wasaaradda Warfaafinta iyo Dalxiiska xukuumada Soomaaliya.

Degan Cumar Daahir ayaa la kulantay madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo, kadibna waxaa loo wareejiyey Wasaaradda Warfaafinta, iyadoo loo magacaabay La-taliyaha Wasiirka ee dhinaca dhaqanka iyo Dhiirigelinta Dalxiiska.

Xilka ayaa lagu magacaabay wareegto kasoo baxday Wsiirka Warfaafinta Cismaan Abuukar Dubbe.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON