Saturday, June 28, 2025

Haweeney ku dhawaaqday inay tahay Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, kadib markii… [DHAGEYSO]

Haweeney ka mida guddoomiye ku xigeenada maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowahar uga dhawaaqay inay tahay madaxweynaha xilka sii haya ee maamulkaasi.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Canab Axmed Ciise ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabatay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ku sheegtay in dhammaan madaxdii maamulkaasi ay ka maqan yihiin xarunta magaalada Jowhar.

Canab Axmed Ciise ayaa shaacisay inay iyadu heyso xilka madaxweynaha Hirshabeelle iyo kan Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi, dastuurku maamulka Hirshabeellena u ogolaanayo inay xilalkaas isku heyso.

HOOS KA DHAGEYSO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON