Saturday, June 28, 2025

Haweeney Xarun caafimaad oo ku taalla Muqdisho uga dhuumatay canug ay ku dhashay [Sawirro]

Arrin la yaab leh ayaa xalay ka dhacday magaalada Muqdisho, kadib markii haweeney ay ka dhuumatay canug ay dhashay markii laga umuliyay.

Sida uu soo weriyay weriye C/casiis Afika arrintan ayaa ka dhacay xarunta caafimaadka Barwaaqo ee degmada Wardhiigley, magaalada Muqdisho, halkaasoo xalay saqdii dhexe hooyo Soomaaliyeed laga umuliyay gabar caafimaad qabta.

hooyo-dhuumatayWaxaa dhacay in markii ay dhashay gabadha yar kadib ay hooyadasi  ka dhuumatay cunugteedii yareyd, waxaana hadda xanaanaynaya Howl-wadeenadii dhaliyay.

hooyo-dhuumatay1Waa arrin aad loola yaabay iyadoo weliba aan la aqoonsan haweeneydaasi, waxaana hadda la raadinayaa sidii dad xanaaneeya loogu heli lahaa gabadhan yar.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON