Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa haweenkii ugu badnaa ku soo daray Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir.
Sha Guddoomiye degmo ayaa loo magacaabay haween, iyadoo ay tahay markii ugu horeysay ay tahay oo tiro intaas la eg loo magacaabo degmooyinka caasimaddu ka kooban tahay.
AKHRISO MAGACYADA
Ad
Degmada Shibis: Safiyo Sheekh Cali Jimcaale.
Degmada Shangaani: Basmo Cumar Axmed.
Degmada Waaberi : Rowdo Cabdullaahi.
Degmada Boondheere: Zeynab Yuusuf Wehliye.
Degmada Warta-nabadda: Zeynab Maxamud Warsame
Warar Xul ah