Thursday, June 26, 2025

Hay’ad uu leeyahay Donald Trump oo shaqadii laga joojiyay New York

Hay’adda samafalka ee uu leeyahay musharaxa xisbiga Jamhuuriya ee dalka Mareykanka ayaa lagu amray inay joojiso howlaha ay ka wado Gobolka New York.

Xeer ilaaliyaha ee New York State James Sheehan ayaa ku soo eedeeyay Hay’addaha lacagaha u ururisa Donald Trum inaysan ka diiwaan gashaneyn gobolka New York oo si sharci darro ah ay ku bilowday sadaqo ururin.

PHOENIX, AZ - JUNE 18:  Republican presidential candidate Donald Trump speaks to a crowd of supporters during a campaign rally on June 18, 2016 in Phoenix, Arizona. Trump returned to Arizona for the fourth time since starting his presidential campaign a year ago.   (Photo by Ralph Freso/Getty Images)

Xeer ilaaliyaha New York ayaa ogeysiis uu goor dhoweyd soo saaray wuxuu ku sheegay in Donald Trump Foundation ay si degdeg ah u joojiso dhammaan shaqada ay ka waday New York.

Hay’adan ayaa ku tiirsaneyd dhaqaale ay siiyaan dadka shaqsiyaadka ah ilaa sanadkii 2008, waxayna tani dharbaaxo kale ku tahay musharaxa jamhuuriga oo shalay la shaaciyay inuu canshuurta federaalka u bixin waayay  muddo 18 sano ah markii uu sheegay inuu qasaaray lacag ka badan 900 Milyan.

Wakaalado

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON