Friday, July 10, 2020
More

    Hay’adaha Amniga Dowlada Somalia oo shaaciyey sawirrada xubno Alshabab baxsad ah & Abaal marin la dul dhigay (Sawirro)

    Hay’adaha Ammaanka dowladda Somalia ayaa soo bandhigay xubno ka tirsan Alshabaab oo baxsad ka ah cadaaladda, kuwaasoo loo heyso falal argagixiso iyo khaarijin, waxaana madaxooda la saaray lacag abaalmarin ah.

    Ciddii keenta xogta raggan lagu qaban karo oo ka kooban 5 xubnood ayaa loo ballan qaaday Abaal marin Lacageed oo aan la sheegin cadadkeeda, waxayna dhowaan kasoo muuqdeen barnaamijka Gungaar ee ka baxay telefishanka dowladda oo looga hadlay shabakad Alshabaab ah oo ka howgeli jirtay magaalada Muqdisho.

    Ad

    Shanta xubnood ee Hay’adaha amniga raadinayaan ayey dhowaan maxkamadda ciidamada qalabka sida ku xukuntay Dil toogasho ah, iyagoo ka qeyb qaatay dilal khaarijin ah iyo qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho.

    HOOS KA FIIRI SAWIRRADA XUBNAHA LA DOONAYO

    Image may contain: 3 people, people smiling, text that says 'DILAAYAASHA LA DOON DOONAYO DILAA DILAA DILAA RAMADAAN RAXIIN MURSAL SHARMARKE CUMAR AXMED C/NAASIR AXMED C/ QADIR DILAA DILAA CABDULLAH KUUSANE MUSTAF SH. C/LLAHI FADLAN LA WADAAG XOGTOODA HAYADAHA AMAANKA Badbaadi Dhiiga muslimiinta hel amaal marin lacageed'
    Image may contain: 1 person, smiling, text that says 'DILAAGA LA DOON DOONAYO SHARMARKE CUMAR AXMED FADLAN LA WADAAG XOGTIISA HAYADAHA AMAANKA Badbaadi aadi Dhiiga muslimiinta hel amaal marin lacageed hel'
    Image may contain: one or more people, text that says 'DILAAGA LA DOON DOONAYO C/RAXMAN MUSTAF SH. C/LLAHI FADLAN LA WADAAG XOGTIISA HAYADAHA AMAANKA Badbaadi Dhiiga muslimiinta hel amaal marin lacageed'
    Image may contain: 1 person, text that says 'DILAAGA LA DOON DOONAYO C/NAASIR AXMED C/QADIR FADLAN LA WADAAG XOGTIISA HAYADAHA AMAANKA Badbaadi Dhiiga muslimiinta hel amaal marin lacageed'
    Image may contain: 1 person, smiling, text that says 'DILAAGA LA DOON DOONAYO RAMADAAN C/RAXIIN MURSAL FADLAN LA WADAAG XOGTIISA HAYADAHA AMAANKA Badbaadi Dhiiga muslimiinta hel amaal marin'
    Image may contain: one or more people, text that says 'DILAAGA LA DOON DOONAYO CABDULLAHI KUUSANE FADLAN LA WADAAG XOGTIISA HAYADAHA AMAANKA Badbaadi Dhiiga muslimiinta hel amaal marin lacageed'

    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    143,977FansLike
    1,782FollowersFollow
    5,513FollowersFollow
    143,977FansLike
    1,782FollowersFollow
    5,513FollowersFollow

    WARARKA UGU SHIDAN