Hay’adad culimada Soomaaliyeed ayaa dhaliishay tallaabadii uu qaaday sii-hayaha xilka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee ah inuu u ololeeyo qoondada haweenka.
Guddoomiyaha Hay’adaha Culimada Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay inay nasiib darro tahay in siyaasiyiintii laga rabay inyasna umadda u horkicin waxyaabaha dadka la hoos gelinayo, taariikhdana ay u geli doonto Xasan Sheekh adduun iyo aakhiro.
Xasan Sheekh ayaa magaalada Baydhaba ka sheegay inuu u taagan yahay hirgelinta qoondada haweenka, taasoo ka dambeysay bayaankii culimada.
DHAGEYSO SHEEKH BASHIIR