NISA oo faafaahin ka bixisay sababaha Xarunta TV ga Universal ee Mogdisho iyo shaqaalihiisu ay u xiranyihiin, kana digeysa khatara kale.
Hay’adda Nabad-sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa faahfaahin dheer ka bixisay xariga loo geystay weriyeyaasha Universal iyo xaruntii telefishankaasi magaalada Muqdisho waxaana warsaxaafadeedka oo eedeymo badan ku qornaayeen lagu bilaabay:
Marka warbaahinteena qaar ay noqoto meel lagu baado hay’adaha dowldda, lagu sumcad dilo madaxda dastuuriga ah ee Dalka, lagu abuuro xasilooni darro Amni iyo mid siyaasadeed, lagu rajo tiro shacabka laguna hanjabiyo, ha is weydiinina sababta Tallaabo sharci ah looga qaaday ee is weydiiya sababta ay falalkaas gurracan u geysanayaan.
HOOS KA AKHRISO WARSAXAAFADEEDKA
[pdf-embedder url=”http://goobjooge.com/wp-content/uploads/2015/10/War-saxaafadeed.pdf”]
Next dheh si bogga labaad aad u akhrisato
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-1″]