Sunday, July 13, 2025

Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadaha Soomaaliya oo hakisay dalbashada Baasaboorka..

War kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa shaacisay in la hakiyey codsiyada dalbasahda Baasaboorka Somaaliga muddo dhowr maalmood ah.

Wargelin kasoo baxday Hay’adda Socdalaka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlo farsamo iyo hormarin ah ay ku socoto habka bixinta Baasaboorka, sidaas awgeedna muwaadiniinta Soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan lagu wargelinayo in laga bilaabo Jannaayo 27, 2020 (Maalinta Isniinta) ilaa Febaraayo 2, 2020 (Maalinta Axadda ah) la hakiyey qabashada codsiyada baasaboorka.

Baasaboorka Soomaaliga ayaa bixintiisa ay hakatay Septembar 2019, iyadoo horaantii sanadka 2019 uu hawada ka maqnaa in ka badan 2 bilood.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON