Friday, June 27, 2025

Hooyada dhashay Guddoomiyaha Xamarweyne oo shaacisay Qofka shirqoolay wiilkeeda & Baaq ay dirtay

Iyadoo hooyooyinka ay qey ka noqdeen doodaha ka socda Baraha bulshada iyo arrimaha siyaasadda ayaa waxaa baaq soo saartay Hooyada dhashay guddoomiyaha xiran ee degmada Xamarweyne ee G/Banaadir Cumar Shariif Jeeg, iyadoo sheegtay in wiilkeeda la shirqoolay.

Waxay sheegtay in shaqo joojinta iyo xerista wiilkeeda ku eedeysay Xisaabiyaha ka ah Dowladda hoose, kasoo ay ku eedeeysay inuu shirqool u dhigay wiilkeeda, waxayna Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu soo farageliyo arrintan cadaalada darrada ah ee lagu xiray wiilkeeda.

5-tii bishan September ahay ahayd markii shaqo joojin iyo xiris lagu sameeyay guddoomiyaha degmada Xamar weyne Cumar Shariif Jeeg ka dib warqad ka soo baxday xafiiska Xuseen Maxamed Nuur oo ahaa kusimaha guddoomiyaha gobolka banaadir, iyadoo kadibna la xiray.

Waxaa sidoo kale baraha kasoo muuqatay hooyada dhashay madaxweynihii hore ee maamulka DDSI Cabdi Maxamud Cumar oo codsatay in la cafiyo wiilkeeda.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON