Sunday, June 22, 2025

Horjooge sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu qabtay Hotel ku yaal Suuqa Bakaaraha [Sawirro]

Howlgal ay Ciidanka Nabadsugidda ee NISA ka sameeyeen  Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo qabtay horjooge la sheegay inuu ka tirsan yahay Alshabaab.

Ninkan ayaa deganaa Hotelada ku yaala Suuqa Bakaaraha oo lagu magacaabo Golden Hotel, waxayna Hay’adda NISA ayaa sheegtay in horjoogahaan hore madaxiisa u dul dhigay dhaqaale oo uu ahaa nin lagu daba jiray in muddo ah.

Ninkan ayaa lala soo xiray xubno kale oo ka tirsan Kooxda Alshabaab iyagoo dhammaantood u  gacan galeen Ciidanka NISA. Maamulaha Hotelka laga soo qabtay horjoogahan

Ad

Horjoogahaan sare ayaan weli lasoo bandhigin magaciisa iyo Sawirkiisa ayaa la shaaciyay in dhowaan la shaacin doono.

DAAWO SAWIRRO

vlcsnap-2016-02-23-18h59m51s142   vlcsnap-2016-02-23-19h00m26s61vlcsnap-2016-02-23-19h04m05s207  vlcsnap-2016-02-23-19h04m39s30vlcsnap-2016-02-23-19h04m47s112vlcsnap-2016-02-23-19h05m04s28vlcsnap-2016-02-23-19h05m09s70vlcsnap-2016-02-23-19h06m32s139

- Advertisement -

vlcsnap-2016-02-23-19h06m41s230vlcsnap-2016-02-23-19h06m46s20vlcsnap-2016-02-23-19h06m49s55

Sawirada: Radio Muqdisho

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON