Sunday, March 26, 2023

Howlgal ka dhacay Sh/Hoose oo lagu dilay Shabaab ka badan 100 (Keyd iyo Gaadiid lagu gubay)

Dowladda Federaalka ayaa goor dhoweyd shaacisay in howlgal milateri oo lagu qaaday Gobolka Sh/Dhoose lagu dilay in ka badan 100 Alshabaab ah, laguna gubay keyd hub iyo gaadiid.

Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan la sheegay inuu weli ka socdo deg degaano 12 Km u jira degmada Jannaalle, halka loo yaqaan Warta Beder, halkaasoo ay ku sugnaayeen boqolaal maleeshiyo ah oo dagaal loo diyaarinayey.

Wasiir ku xigeenka warfaafinta warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Al-cadaalla ayaa sheegay in in howlgalka looga dilay Ashabaab maleeshiyo gaareysa 138, halka lagu dhaawacay 98 kale, iyadoo lagu gubay Keyd hubka iyo gaadiid halkaasi u yaallay.

Ad

Horjoogayaasha weerarka ciidamada dowladda iyo duqeynta lagu dilay ayaa magacyadooda lagu sheegay: Macallin Salaxey, iyo Salmaan Dheere iyo Macallin Xaashi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,959FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,958FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!