Monday, July 14, 2025

Howlgalkii ugu weynee muddooyinkan oo maantaa ka socda magaalada Muqdisho

Howlgal weyn oo ay ka qeybgaleen ciidamada AMISOm iyo kuwa ammaanka ayaa ka socda maanta magaalada Muqdisho iyadoo dad badan lagu qabqabtay.

Ciidamada AMISOM oo ay wehliyaan kuwa Booliska Soomaaliyeed ayaa saaka ku jarmaaday xaafado ka tirsan degmada Wadajir, siiba xaafadda Silliga oo ciidamo fara badan ay go’doomiyeen xaafadaasi, isla markaana la xiray dhammaan waddooyinka loo galay.

Ciidamada ayaa si weyn u baaray guryaha iyo garaasgyada xaafadda, waxaana la qabtay dhalinyaro fara badan oo xabsiyada loo taxaabay. Howlgalka ayaa ahaa kii ugu weynaa ee muddooyinkan ka dhaca degaankaasi.

Tallaabadan ayaa la sheegay inay qeyb ka tahay qorshe lagu sugayo ammaanka Muqidsho oo bisha ramadaan ka hor la doonayo in lagu xasilayo caasimadda.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON