Ilmo Mucjiso ah ku dhashay Mid ka mida Isbitaallada magaalada Muqdisho [DAAWO MUUQAALKA]

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhashay ilmo mucjiso ah oo u eg laba qof oo isku dhegan, iyadoo uu leeyahay laba madax iyo afar gacmood.

lmahan yar ayaa la sheegay inuu  xalay ku dhashay isbitaalka Somali Sudanes ee Magaalada Muqdisho, waxaana qaarkiisa sare ka muuqda inuu leeyahay labada madax iyo afar gacmnood.

Hooyada dhashay ilmahan ayaa dalbatay in laga saacido xanaanadda ilmaha yar ee mucjisada ah, iyagoo aan awoodin caafimaadkiisa, isla markaana aysan heysan kharash ay isbitaalka ku sii hayaan.

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

107,934FansLike
554FollowersFollow
2,433FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

107,933FansLike
554FollowersFollow
19FollowersFollow
2,432FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!