Monday, June 30, 2025

Imaaraadka Carabta oo Deeq Qalab Caafimaad ah ka dejisay magaalada Hargeysa. (Sawirro)

Garoonka Cigaal ee Magaalada Hargeysa, maamulka Somalilad waxaa saaka ka degtay diyaarad sida deeq Qalab caafimaad ah oo ay maamulkaasi ugu deeqday dowladda Imaaraadka Carabta.

Diyaarad xamuul oo qalabka siday ayaa gaartay magaalada Hargeysa, waxaana qalabka ay ka koobnaayeen qalabka wejiga lagu xirto, qalabka ay dhaqaatiirta adeegsadaan ee la isaga ilaaliyo cudurka iyo agab caafimaad oo lagula dagaalamo cudurka Coronavirus.

Waa deeqdii ugu horeysay ee dal dibadeed kasoo gaartay Somaliland oo xiriir dhow la leh Somaliland, kadib markii ay dowladda Soomaaliya ka heshay qeybt ay ku lahayd qalab uu ku deeqay ganacsadaha u dhashay dalka China ee Jack Ma oo leh shirkadda Alibaba.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON