Monday, June 23, 2025

Imaaraadka Carabta oo Gawaari gaashaaman iyo gaadiid dagaal ku wareejiyay Axmed Madoobe

Maamulka KMG ee Jubba ayaa maanta la wareeegay gawaarida gaashaaman iyo gaadiid dagaal oo casri ah, Gaadiidkaas oo ahayd deeq ay dowladda Imaaraadka Carabta ugu deeqday maamulkaasi.

Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Mdoobe) iyo kuxigeenkiisa koowaad  C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa u tegay dekadda Dekedda Kismaayo inay arkaan gaadiidkaasi oo ah noocii ugu danbeeyay ee ay hadda adeegsadaan ciidamada AMISOM, Gaadiidka dagaal iyo gawaarida gaashaaman dowladda Imaaraadka siisay maamulka Axmed Madoobe ayaa ka danbeeyay socdaal uu safiirka UAE u jooga Soomaaliya socdaal ku tegay magaalada Kismaayo.
gadid01 Qalabkan milateri ee gaadiidka ah ayaa su’aalo badan dul dhigaya doorka Imaaraadka Carabta ee Soomaalida cusub iyo danaha ay ka leedahay Soomaaliya.

gadid02

Ad

gadid03

gadid04

gadid05

- Advertisement -

gadid06

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON