Monday, June 23, 2025

In ka badan 15,000 oo Yurub ugu dhintay Coronavirus & Dadka qaba Dunida oo kor u dhaafay Nus Milyan

Dadka sida cudurka Covid-19 ee dunida oo dhan ayaa sare u dhaafay Nus Milyan qof, iyadoo dadka u dhintay ay gaareen in ka badan 22,000 qof.

Sida ay sheegto xogtii ugu danbeysay ee kiisaska cudurkan oo ay tiriyeen Jaamacadda Johns Hopkins iyo Wakaalada Wararka AFP waxaa dunida oo dhan dadka laga helay Coronavirus ay gaareen 510,000 qof, iyadoo ay u dhinteen 22,000 qof, waxaana ka bogsaday 120,000 qof.

Kala bar dadka qaba cudurka oo dhan 250,000 qof ( Rubuc Milyan) waxay ku nool yihiin qaaradda Yurub oo ay ugu daran yihiin dalalka Italy iyo Spain. Dalka Spain waxaaa cudurka ugu dhintay 24-kii ee uu danbeeyay 655, halka Talyaniga ay ku dhintaan 712 qof.

Ad

HOOS KA AKHRISO TIRADII UGU DANBEYSAY EE CUDURKA SOO RITAY IYO DALALKA UGU DARRAN

[cov2019] 


[cov2019all]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON