Monday, June 23, 2025

Is-buurasho & Rasaas ka dhacday kulankii Sheekh Kenyaawi ee Muqdisho iyo dad ku dhaawacmay [Sawirro]

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in isbuurasho iyo rasaas ay ka dhacday goob lagu qaban lahaa muxaadarada Sheekh Kenyaawi ee magaalada Muqdisho.

Ugu yaraan 3 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen Hoolka Sahal oo ku yaalla agagaarka KM4, taasoo keentay in dad fara badan ay dib u laabtaan. Waxaana ciriiri galay isu socodka.

Askari ka tirsan Ciidanka dowladda ayaa xabado furay ka dib markii uu buuxsamay Hoolka ay ka socotay Kulanka Muxaadaradda ah, waxaana ku dhaawacmay ku dhawaad 3 qof .

Muxaadaradii ayaa la sheegay in ay baaqatay, Maadaama dadka ku sugan goobta ay tiro badan yihiin, sidoo kalena ay jiraan dad badan oo banaanka dhooban.

Waxaa la arkayey boqolaal dad ah oo dib u laabanaya iyadoo xaaladu faraha ka baxday.

Image may contain: one or more people and people sitting

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON